Qeexid
"Qof diimo badan sheegta; gaal; kaafir."
"Qof diimo badan sheegta; gaal; kaafir."
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Siyaakhad shunufyo leh, qalin ka samaysan, cududdaha la gashado oo waayihii hore dumarku qaadan jireen.
m.l
Wadaag:
Iyadoo la fadhiyo in yar meel ka durkid.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
S. ah: gabar ku jirta da'da 15-18 sano oo aan weli hilibeysan.
m.dh.kh
Wadaag:
Laba wax ama ka badan isla ekeysiin.
Saf iwm qallooc ka bi'in.
Caddaalad wax ku maamulid.4. Dhaawac qiimayn. 5. Ku s.: cid maqan wax u sii ilaalin. 6. U s.: hadal joojin.
f.g1
Wadaag:
Isu galmood ay isu galmoodaan nin iyo naag aan meher isu hayn; macsi.
m.dh
Wadaag:
Nooc ka mid ah tabaha legdanka oo qofka inta sinta la saaro la legdo.
m.dh
Wadaag: