Qeexid
"Gaadiid badeed si ay isu weheshadaan hal mar wada dhoofid."
Qeexid Xigta
Deris si wanaagsan ula dhaqmid.
[-ray, -rtay]
sinjaar2 ay
sinjaar2 tay
f.mg1"Gaadiid badeed si ay isu weheshadaan hal mar wada dhoofid."
Deris si wanaagsan ula dhaqmid.
Wadaag:
Is-weheshadka iyo wada dhoofka gaadiidka badda.
S. ah: deris.
m.l
Wadaag:
Wax meel dhulka ka sarreysa dhigid.
Ka s.: wax meel ka bixin.
Ku s.: meel col u dirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Aslalkii hore ee laga soo jeeday.
Dabci awooweyaasha laga dhaxlo.
m.l
Wadaag:
Guri, baabuur, iwm cidda isticmaalaysa lacag si joogto ah uga qaadid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Maanyoodka Yibraha, marka ay samaanyo ka rabaan wiil dhashay.
m.dh.u
Wadaag:
Geedgaab laamo dhuudhuuban iyo caleemo sida kuwa meseggada u baxa leh, kana baxa Afrika iyo Aasiya oo leh bari dhadhan kulul oo cuntada lagu darsado, daawana laga sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Qof aan lahayn wanaaggii lagu yiqiin dadkii uu ka dhashay.
Qof xun.
m.l
Wadaag: