Qeexid
"eeg sinjaar2."
"eeg sinjaar2."
Wadaag:
Is-weheshadka iyo wada dhoofka gaadiidka badda.
S. ah: deris.
m.l
Wadaag:
Gaadiid badeed si ay isu weheshadaan hal mar wada dhoofid.
Deris si wanaagsan ula dhaqmid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(kiim.) Dariiqada lagaga soo saaro bir macdanteeda.
(kiim.) Ka soocidda walax laga soocaayo iskujir iyadoo la adeegsanaayo milmidda xula-shada leh.
m.dh
Wadaag:
Aslalkii hore ee laga soo jeeday.
Dabci awooweyaasha laga dhaxlo.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Qof la aaminsanyahay in uu wax ka ogaan karo wax soo socda oo aan weli dhicin.
m.l
Wadaag: