Qeexid
"Sinjidhaan ahaansho."
"Sinjidhaan ahaansho."
Wadaag:
Qof aan lahayn wanaaggii lagu yiqiin dadkii uu ka dhashay.
Qof xun.
m.l
Wadaag:
Aslalkii hore ee laga soo jeeday.
Dabci awooweyaasha laga dhaxlo.
m.l
Wadaag:
Muslim ahaansho.
Qof madaxnimo beeleed loo doortay ahaansho.
m.dh
Wadaag:
Geedgaab laamo dhuudhuuban iyo caleemo sida kuwa meseggada u baxa leh, kana baxa Afrika iyo Aasiya oo leh bari dhadhan kulul oo cuntada lagu darsado, daawana laga sameeyo.
m.dh
Wadaag: