Qeexid
"Iyadoo la fadhiyo in yar meel ka durkid."
[-qay, -qday]
siq ay
siq day
f.mg1"Iyadoo la fadhiyo in yar meel ka durkid."
Wadaag:
Iyadoo la fadhiyo in yar durkid.
Ka s.: wax ku yaqyaqsasho.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Balagga digirta marka ugu horraysa ee uu ka soo baxo geyiga.
m.dh
Wadaag:
Sah lagu suganyahay ama la yahay.
Hab; han-naan.
Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.
m.dh
Wadaag:
Wax halis u dhawayn.
Wax u dhawaasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag: