Qeexid
"Iyadoo la fadhiyo in yar durkid."
Qeexid Xigta
Ka s.: wax ku yaqyaqsasho.
[-qday, -qatay]
siq day
siq atay
f.mg3"Iyadoo la fadhiyo in yar durkid."
Ka s.: wax ku yaqyaqsasho.
Wadaag:
Iyadoo la fadhiyo in yar meel ka durkid.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Ku s.: wax afka ku jira iyagoo aan la rabin in la liqo hunguriga ku roorid.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag:
Nooc kalluunka waaweyn ka mid ah oo midab hurdi ah leh.
m.dh
Wadaag:
Sah lagu suganyahay ama la yahay.
Hab; han-naan.
Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.
m.dh
Wadaag: