Qeexid

"ld siraaji. Weel gaaska shidma ama dufan kale lagu shubo liifadna leh oo habeenkii la daarto; faynuus."

Qeexid Kale

Iftiin.

Qeexid Xigta

Waddo cadaabta kor marta oo aakhiro dadku wada maro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine