"eeg siraado."
Wadaag:
eeg siro.
m.f.dh
Wax la siraaday ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
/dh ld siraadnaan.
m.l
eeg sido.
Wax iftiin-sasho.
f.g3
-atay, -adatay
Wax iftiin kee-naya shidid.
f.g1
-day, -dday
ld siraaji. Weel gaaska shidma ama dufan kale lagu shubo liifadna leh oo habeenkii la daarto; faynuus.
Waddo cadaabta kor marta oo aakhiro dadku wada maro.
Iftiin.
eeg raadgado.
eeg qaado.
eeg maado. ld maadad, maarad, maarasho.
eeg daado. ld daadad.
eeg gaado.
eeg laado.
eeg gaado2.
eeg siraad2.
eeg dhaado.
eeg ilqooraadso.
ld siraad1 (1).
eeg siriqso.