Qeexid
"Cid si khayaamo ah wax u yeelid. ld sirdilyee, sirkudilyee, sirutibyee."
[-ilay, -ishay]
sirdil lay
sirdil shay
f.g1"Cid si khayaamo ah wax u yeelid. ld sirdilyee, sirkudilyee, sirutibyee."
Wadaag:
eeg sirdil. ld sirlilyayn, sirdilyo, sirkudilyayn, sirkudilyo.
m.f.dh
Wadaag:
Waxyeelidda si khayaamo ah cid wax loo yeelo. ld sirdilid.
m.dh
Wadaag:
(taar.) Xad ciqaab oo lagula dhaqmo koox, ama qof kale si xaq daro iyo xad gudub, sababo siyaasadeed ama mid diineed.
m.l
Wadaag:
Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn.
Dhagar; khayaamo.
m.dh
Wadaag:
Nafley si ay neeftu ugu ceshoonto cunaha xarig kaga xirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Badar budo iyo jiriir u kala saarid.
Badar qashin ka saarid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag: