Qeexid

"Qool xargaha iwm loo yeelo oo markii la dhufto isku roora."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siriq oo kali ah:
  • Waxaan galnay kar-kaar iyo siriq siyaasadeed iyo dagaal murugsan, markaan iska hornimid oo aan diidney in aan is fahanno.
  • Waxaan galnay kar-kaar iyo siriq siyaasadeed iyo dagaal murugsan, markaan iska hornimid oo aan diidney in aan is fahanno.