Qeexid
"Nafley suuxid."
Qeexid Xigta
Nafley ceegsamid.
[-ray, -rtay]
sirir2 ay
sirir2 tay
f.mg1"Nafley suuxid."
Nafley ceegsamid.
Wadaag:
Nafley la ceejiyey wareerka iyo xanuunka ka gaara ee ay la indhacaddayso.
m.dh
Wadaag:
Bir mirir yeelasho.
Ri' ilmeheeda wayday ciyid.
f.mg1
-rdhay, -rirtay
Wadaag:
(firdhay/firiray, firirtay; -rdhi/- riri) F./kala f.: wax wada jirey kala yaacid.
f.mg1
Wadaag:
Qool xargaha iwm loo yeelo oo markii la dhufto isku roora.
m.dh
Wadaag:
dhinac u kufid.
Cid khilaafid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax dhuunta xarig looga rooriyey ahaansho (nafley).
Xarig siriq leh ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: