Qeexid
"Wax la siririyey ahaansho."
[-naa, -nayd]
sirirsan aa
sirirsan ayd
f.mg4"Wax la siririyey ahaansho."
Wadaag:
Wax dhuunta xarig looga rooriyey ahaansho (nafley).
Xarig siriq leh ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax wada jirey oo kala yaacay ahaansho. ld firdhisan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Nafley la ceejiyey wareerka iyo xanuunka ka gaara ee ay la indhacaddayso.
m.dh
Wadaag:
Nafley suuxid.
Nafley ceegsamid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax shir isugu yimid ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg firirsan. ld firdhisnaan, firdhisnaansho, firirsa naansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax, wax kale ku daba xiran ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax roob laga asheeriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: