"Sirqo ahaansho."
Wadaag:
Laqan ahaansho.
m.dh
Sikhi ahaansho.
Sinjidhaan ahaansho.
Suldaan ahaansho.
Sakhraan ahaansho.
Caan ahaansho.
Shayddan ahaansho.
Hodan ahaansho. ld hodantinnimo, hodantooyo, hodontin nimo.
ld Habeennimo
ld fuleynnimo.
Sebi ahaansho.
Bare ahaansho.
Gob ahaansho.
Xurriyad, madaxbannaan.
ld gobnimo.
Rag ahaansho.
Ilmo yar rajo ahaansho. ld rajaynimo.
Qani ahaansho.
Qaran ahaansho.
Qumay ahaansho.
Nafley si ay neeftu ugu ceshoonto cunaha xarig kaga xirid.
f.g2
-iyay, -isay
(-ooyin, m.l) Qof aad u duqoobay oo tabar dhigay.