Qeexid
"Nafley si ay neeftu ugu ceshoonto cunaha xarig kaga xirid."
[-iyay, -isay]
sirq yay
sirq say
f.g2"Nafley si ay neeftu ugu ceshoonto cunaha xarig kaga xirid."
Wadaag:
Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn.
Dhagar; khayaamo.
m.dh
Wadaag:
Qof wax ka dhergin. ld harqi (3).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qool xargaha iwm loo yeelo oo markii la dhufto isku roora.
m.dh
Wadaag: