Qeexid
"eeg sirqi. ld sirqis."
"eeg sirqi. ld sirqis."
Wadaag:
Nafley si ay neeftu ugu ceshoonto cunaha xarig kaga xirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn.
Dhagar; khayaamo.
m.dh
Wadaag:
Geednagaar la beerto oo dhala miro yaryar oo saliid cuntada lagu darsado laga miiro.
Miraha geedka sisinta oo laga miiro saliid macsarada.
m.dh
Wadaag: