"(-oobay, -owday; -oobi) Sirqo noqosho."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qof aad u duqoobay oo tabar dhigay.
m.dh
Nafley si ay neeftu ugu ceshoonto cunaha xarig kaga xirid.
f.g2
-iyay, -isay
eeg sirqow.
m.f.dh
ld sirqin.
m.l
(-wyo, m.dh) Qof sir badan; khayaanalow.
eeg siriq2.
eeg sirqi. ld sirqis.
Cid khiyaamayn.
f.g1
-ray, -rtay
Cid sir wax kaga qaadid.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn.
Dhagar; khayaamo.
Dowlisgoys; xariggoys.
S. ah: sallax; digdigo.
m.l.kh
eeg sir2.
Cid suuxin.
Cid ceejin.
(-oobay, -owday; -oobi) Ku s.: wax caan ku noqosho.
f.mg1
Sirqo ahaansho.