Qeexid
"(-wyo, m.dh) Qof sir badan; khayaanalow."
"(-wyo, m.dh) Qof sir badan; khayaanalow."
Wadaag:
Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn.
Dhagar; khayaamo.
m.dh
Wadaag:
Nafley si ay neeftu ugu ceshoonto cunaha xarig kaga xirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nooc cayaaraha ka mid ah oo jiib iyo jaan leh oo dumarku cayaaraan.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Qof la aaminsanyahay in uu wax ka ogaan karo wax soo socda oo aan weli dhicin.
m.l
Wadaag: