Qeexid

"Geednagaar la beerto oo dhala miro yaryar oo saliid cuntada lagu darsado laga miiro."

Qeexid Xigta

Miraha geedka sisinta oo laga miiro saliid macsarada.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine