Qeexid
"sitaac ku xirasho. 2. (f.g) Wax qurxin; wax xardhid. 3. (f.mg) Derbi, kursi iwm ku tiirsasho."
"sitaac ku xirasho. 2. (f.g) Wax qurxin; wax xardhid. 3. (f.mg) Derbi, kursi iwm ku tiirsasho."
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Suun dun la qurxiyey oo bul leh ka samaysan oo fardaha qoorta loo geliyo.
m.l
Wadaag:
Faras sitaac u yeelid. ld sitaac2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Maalinta oo afar iyo labaatan meelood loo qaybiyey meesheed; saacad.
Uraad; urshi.
m.l
Wadaag: