Qeexid
"(-cyo, m.dh) Suun dun la qurxiyey oo bul leh ka samaysan oo fardaha qoorta loo geliyo."
"(-cyo, m.dh) Suun dun la qurxiyey oo bul leh ka samaysan oo fardaha qoorta loo geliyo."
Wadaag:
sitaac ku xirasho. 2. (f.g) Wax qurxin; wax xardhid. 3. (f.mg) Derbi, kursi iwm ku tiirsasho.
Wadaag:
Faras sitaac u yeelid. ld sitaac2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Sh. ah: wax la wada maqlo ama la wada arko oo caan noqda.
m.l.kh
Wadaag:
Iftiinka qorraxda.
Tamarta ka dhalata mataataxa ku dhaca walxaha qaarkood, sida yuraaniyanka iwm.
m.l
Wadaag:
Maro weyn oo adag qaabab badanna loo yeelo oo lagu xiro dakhalka doonyaha, oo marka dabayshu buubiso doonyaha hore u wada.
Dhar adag oo qallafsan lagana dhigto darbaal iyo teendho. ld shiraaq.
m.l
Wadaag: