Qeexid
"ld sitaaci."
[-cay, -cday]
sitaac2 ay
sitaac2 day
f.g1"ld sitaaci."
Wadaag:
sitaac ku xirasho. 2. (f.g) Wax qurxin; wax xardhid. 3. (f.mg) Derbi, kursi iwm ku tiirsasho.
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Suun dun la qurxiyey oo bul leh ka samaysan oo fardaha qoorta loo geliyo.
m.l
Wadaag:
Faras sitaac u yeelid. ld sitaac2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-lcay, -lacday; -lci) Cid rafaad iyo dhibaato badan la kulmid.
f.mg1
Wadaag: