Qeexid
"eeg sitaacso. ld sintaacsasho."
"eeg sitaacso. ld sintaacsasho."
Wadaag:
sitaac ku xirasho. 2. (f.g) Wax qurxin; wax xardhid. 3. (f.mg) Derbi, kursi iwm ku tiirsasho.
Wadaag:
Faras sitaac u yeelid. ld sitaac2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Suun dun la qurxiyey oo bul leh ka samaysan oo fardaha qoorta loo geliyo.
m.l
Wadaag:
eeg siliqso. ld siliqsad, siliqsi, siniqsad, siniqsasho, siniqsi.
m.dh
Wadaag: