Qeexid

"ld saxiimad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sixiimad oo kali ah:
  • Waxaan taas u soo qaatay oo aan saa u leeyahey qofkaygii soo arkay socdaalkii sixiimadaha, sakaraadkii saaxiibaday, silicii dhimashada iyo jeelkii samhariira, intaas oo dhan nin ku cibra qaatay maan noqon!
  • Haddiiba ay dhacdo ka badbaadka dhimashada saxaaraha jibaadka iyo jidhdilka jeelasha iyo dheeldheeliga sixiimadaha dhimashada, waxaa iyana taal oon meesha ka maqnayn dhib horle oo ka bilaabata jasiiradda Malta.