Qeexid
"Farsamo ku dhisan aqoon qarsoon oo la moodo in ay saamays weyn leedahay oo cid wax lagu yeeli karo; falfal."
"Farsamo ku dhisan aqoon qarsoon oo la moodo in ay saamays weyn leedahay oo cid wax lagu yeeli karo; falfal."
Wadaag:
Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn.
Dhagar; khayaamo.
m.dh
Wadaag:
Nafley la ceejiyey wareerka iyo xanuunka ka gaara ee ay la indhacaddayso.
m.dh
Wadaag:
Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo.
Shamiinto.
Dhul-dhaca aqalka oo la kebisey.
m.l
Wadaag:
Waxyaabaha lagu daaweeyo sixirka.
Siyaalaha sixir loo daaweeyo. ld sixirfur.
m.dh
Wadaag:
Cid sixir ka daaweyn.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Isu imaadka dad badan isugu imaadaan meel si ay arrimo waaweyn oo u dan ah uga wada hadlaan.
Baabuur intiisa hore, meesha uu waduhu fariisto.
Waqti, goor. 4. Cayaar sacab, jaan iyo jiiba leh oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo hab dhoolatusad ah loo soo bandhigo.
m.l
Wadaag: