Qeexid
"Daaweynta cid sixir laga daaweeyo. ld sixirfuryo."
"Daaweynta cid sixir laga daaweeyo. ld sixirfuryo."
Wadaag:
Waxyaabaha lagu daaweeyo sixirka.
Siyaalaha sixir loo daaweeyo. ld sixirfur.
m.dh
Wadaag:
Cid sixir ka daaweyn.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Farsamo ku dhisan aqoon qarsoon oo la moodo in ay saamays weyn leedahay oo cid wax lagu yeeli karo; falfal.
m.l
Wadaag: