Qeexid
"Cid sixir ka daaweyn."
[-yeeyay, -yaysay]
sixirfurye eeyay
sixirfurye aysay
f.g2"Cid sixir ka daaweyn."
Wadaag:
Waxyaabaha lagu daaweeyo sixirka.
Siyaalaha sixir loo daaweeyo. ld sixirfur.
m.dh
Wadaag:
Farsamo ku dhisan aqoon qarsoon oo la moodo in ay saamays weyn leedahay oo cid wax lagu yeeli karo; falfal.
m.l
Wadaag: