Qeexid
Wax la sixray ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg4Wax la sixray ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg sixran. ld sixranaan-sho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Ku s.: wax khatalmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Ku s.: wax khatalmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld sixranaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg sixir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -xday, -xatay
Qeexid: ld saxo2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld saxo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Burcad la shiilay subagga saafiga ah oo ka soo baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Farsamo ku dhisan aqoon qarsoon oo la moodo in ay saamays weyn leedahay oo cid wax lagu yeeli karo; falfal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Nooc siilaanyada ka mid ah oo dusha ku leh midabbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-xray, -xirtay; -xri) Cid sixir wax ku yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld saxan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax meel laga lulay ahaansho.
Qeexid Xigta: Isa s.: laba shay wax siddooyinkooda lays dhexgeliyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld axaran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: Wax halis u dhow ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la saray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Laba wax ama ka badan, xag derejo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah noqosho.
Qeexid Xigta: Dul aan meelo kala sarreeya lahayn noqosho.
Qeexid Kale: Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaafsiisnayn noqosho. ld sinan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -mnaa, -mnayd
Qeexid: Laba wax ama ka badan, xag darajo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Dhul aan meelo kala sarreeya lahayn ahaansho.
Qeexid Kale: Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaaf-siisanayn ahaansho. ld sinan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-nmay, -nmantay; -nmi) ld siman1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -nnaa, -nnayd
Qeexid: ld siman2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]