Qeexid

"Wax xaddigooda kordhid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siyaad oo kali ah:
  • Dhowaan ayey ahayd markii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ay shaaciyeen in ay xiriirka u jareen Dowladda KMG ka dib kulan ay qaateen, waxaana sidoo kale Puntland ay deganadeeda u diiday in ay tagaan s shaqsiyaad ka tirsan Dowladda KMG Soomaaliya.
  • Khaldaadka ay galaan shakhsiyaadka horboodayey maxkamadaha lama awoodin in la saxo cawaaqib kasta oo uu leeyahay gefkooda erayeedna waa laga aamusi jiray, taasoo dad badan ay u qaateen inay jiraan kooxo fara laga qaaad ah oo awoodo xad dhaaf ah lahaa.