Qeexid

"Wax xaddigooda kordhin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siyaadi oo kali ah:
  • Intaas oo dhan waxay noqdeen siduu Nabigu SCW u sheegey, hase yeeshee qureysh uma siyaadin wax aan ka ahayn kufri iyo gaalnimo, waxaa kale oo shakiyey markay qisadaan maqleen kuwa muslimiinta ka mid ahaa wayna riddoobeen, waxaana lala laayey Abii-Jahal.
  • Mar horena waan ku iri: waxaad yeeshaa ciddii aad caqli iyo cilmi ku siyaadin kartid wax tar—laakiin isaga aamus arrimahan kale ee waaweyn.