Qeexid
Wax kor dhisasho.
[-saday, -satay]
f.mg3Wax kor dhisasho.
Fal / verb
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax xaddigooda kordhid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Inta ku kororta wax xaddi-gooda hore loo ogaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax xaddigooda kordhin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld siyaasad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld siyaadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg siyaadso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg siyaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg siyaadi. ld siyaadis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax siraadsasho; saraadasha; wax xun isu saa-din.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (jool.) Ereyga loo isticmaalay si loogu garto dhadhaabaha khafiifka ah oogada dhulka, oo uu ka mid yahay garanaytka qaaradaha hoostooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Booqasho cid loogu tago.
Qeexid Xigta: Xus qof dhintay loo dhigo oo loogu duceeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.w
Qeexid: eeg si.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (juqr.) (Isbaanish) silsilad dheer oo buuro ah oo leh oogo aan sinnayn, Isbeyn iyo Isbaanishka Maraykanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof cilmiga siyaasadda yaqaan kuna shaqeeya.
Qeexid Xigta: Qof si xirfad leh arrimaha u maareeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Cid booqasho ugu tegid.
Qeexid Xigta: Qof dhintay xusid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.w
Qeexid: eeg si.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: siyaasad waxbarasho m.dh (-do ..., m.l) (siyaa.) Barashada habka ama qaabka ay dawlado ku waddo nidaamka waxbara shada, iyo ujeeddoyinkiisa.
Qeexid: siyaasad dhaqaale m.dh Barashada habka ama qaabka ay dawlad ku wadda ama ku dhista dhaqaalaha unmadda.
m.dh
Qeexid: Hab maamul dawladeed oo lagu wado waddan gudihiisa ama dibaddiisa.
Qeexid Xigta: Laan cilmiga bulshada ka mid ah oo lagu barto hab maamulka dawladeed.
Qeexid Kale: Basar; dhagar. ld siyaaso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Qalab ka samaysan macdan qaali ah oo ay ka mid yihiin dahabka, qalinka iwm oo haweenku isku qurxiyaan; suuqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]