Qeexid

"so'yaqaan m.l (-nno, m.dh) Nafley hilib keliya ku nool; hilib-cun."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga so oo kali ah:
  • Afhayeenka Maxkamadaha, ayaa sidoo kale sheegay in ciidamo wata gaari dagaal oo gaaraya 10-askari ay kusoo biireen xoogagooda kuwaasoo ka yimid dhanka Degmada Baydhabo ee xarunga Gobolka Bay.
  • Abu-Mansor, wuxuu sheegay inay beegsan doonaan qof walba oo ay ogaadaan inuu haysto jinsiyada Mareykanka oo dalkan yimaada, isagoo sidoo kale sheegay in Mareykanka uu faraha kala baxo arimaha Somalia.