Qeexid
ld socdaal1.
ld socdaal1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: ld socdaal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld socdaalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: ld socdaal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld socdaal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Meel fog safar ku aadid. ld sadcaal2, sodcaal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Safar meel fog lagu aado.
Qeexid Xigta: S. ah: qof safar ah. ld sadcaal1, sodcaal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) (taar.) Wixii la soo maray oo jiilba uu jiil ka soo gaaray; dhacdooyin taariikheed oo isdabayaal keydintood ama sahamo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Lo' ama ido cudur caloosha ka barariya ku dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-lyo, m.l) Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]