Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Soddog noqosho."
"(-oobay, -owday; -oobi) Soddog noqosho."
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Haweeney la qabo aabbaheed waxa uu ninkeeda u yahay ama waxa ninka aabihiis u yahay haweeneyda uu qabo.
m.l
Wadaag:
Haweeney gabadha ay dhashay ninka qaba waxa ay u tahay ama haweeney wiilka ay dhashay gabadha uu qabo waxa ay u tahay.
Haweeney gabadh leh.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Dabayl weyn, qashin iyo boor badan oo cirka isku sha reerta.
m.dh
Wadaag:
Taariikhda u dhexeysa bilawga soddonka iyo afartanka. ld soddo naad1.
m.dh
Wadaag:
/dh.t.j Tirada jagaalada ah kan soddonka u dhigma. ld soddonaad.
m.l
Wadaag:
. Tiro qiyaas ahaan soddon u dhow. ld soddomeeye.
m.l.t
Wadaag:
Armaa, billaa, malaha. Tus. “Sow sidaa ma aha? Sowtaad tiri waan imaa-naya? Sow iga tagee.” ld saw, show, soo1.
fk.we
Wadaag: