Qeexid

"Soddoh ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soddohnimo oo kali ah:
  • Siraad Sugaal, ayaa maalintaa u qaabishay si aad uga duwan sidii hore Najiib, waxaana ka muuqday soddohnimo, xaqdhawr, iyo soo dhaweyn dheeraada.