Qeexid
"eeg soddohow."
"eeg soddohow."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Dabayl weyn, qashin iyo boor badan oo cirka isku sha reerta.
m.dh
Wadaag:
Haweeney gabadha ay dhashay ninka qaba waxa ay u tahay ama haweeney wiilka ay dhashay gabadha uu qabo waxa ay u tahay.
Haweeney gabadh leh.
m.dh
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Haweeney la qabo aabbaheed waxa uu ninkeeda u yahay ama waxa ninka aabihiis u yahay haweeneyda uu qabo.
m.l
Wadaag:
bahow1 m.l ld bahoobid.
ld bahow1. bahow1 m.l ld bahoobid.
m.f.dh
Wadaag:
. Tiro qiyaas ahaan soddon u dhow. ld soddomeeye.
m.l.t
Wadaag: