Qeexid
"(-byo, m.dh) Orgi xaniinyo bax-san."
"(-byo, m.dh) Orgi xaniinyo bax-san."
Wadaag:
Hadal iwm maldahid; wax sarbeebid.
f.g1
-hay, -hday
Wadaag:
Geed weyn, bilcilka u eg oo xabag iyo mayrax leh.
S. ah: nafley caato ah.
m.dh
Wadaag:
Hilib yaryar oo ku hara haragga neef la qalay.
Mullaax. ld rokob, roqob.
m.l
Wadaag:
Hadal wax la maldahay ahaansho.
f.mg4
-hnaa, -hnayd
Wadaag: