Qeexid
"Sonkor kuuskuusan oo badanaa sida nacnaca carruurtu u cunto; sonkordhagax. ld sokornabaad."
"Sonkor kuuskuusan oo badanaa sida nacnaca carruurtu u cunto; sonkordhagax. ld sokornabaad."
Wadaag:
Dhacaan aad u macaan oo geedka qasabka laga miiro, oo inta la farsameeyo laga dhigo budo badanaa cadcad oo wax lagu macaansado. ld son-kor.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.dh) Dhaashi udgoon oo timaha la marsado oo laga sameeyo dhacaan ka yimaad qanjirrada mukulaal sabaadda.
m.l
Wadaag: