Qeexid
"Wax la solay ahansho."
[-lnaa, -lnayd]
solan naa
solan nayd
f.mg4"Wax la solay ahansho."
Wadaag:
Hilib iyadoo aan biyo iyo weel la isticmaalin dab lagu bisleeyey.
m.l
Wadaag:
Hilib iyadoo aan weel iyo biyo la isticmaalin dab ku bislayn.
Biyo ku harraad-belid. ld sal
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
Nin aan xaas lahayn.
S. ah: shaah sonkortu ku yartahay.
m.l.kh
Wadaag:
Hilib iyadoo aan biyo iyo weel la isticmaalin dab ku bislaysasho.
f.g3
-oshay, -olatay
Wadaag:
Cid meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
Qof dhuuban oo xoog leh ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Wax aan dhi-baato lagala kulmin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax si isla eg loo qaybiyey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: