Qeexid
Hilib iyadoo aan biyo iyo weel la isticmaalin dab lagu bisleeyey.
Hilib iyadoo aan biyo iyo weel la isticmaalin dab lagu bisleeyey.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la solay ahansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -olay, -oshay
Qeexid: Hilib iyadoo aan weel iyo biyo la isticmaalin dab ku bislayn.
Qeexid Xigta: Biyo ku harraad-belid. ld sal
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg solo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -oshay, -olatay
Qeexid: Hilib iyadoo aan biyo iyo weel la isticmaalin dab ku bislaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Ilaah, cid wax garansiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sol. ld salid, solniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg solnsii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: sokay s. ld soke.
m.l
Qeexid: Weel qabo (geed), caw, argeeg iwm ka samaysan. ld tolayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.fk
Qeexid: Maanta maalintii ka horrey-say. ld shalayto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]