Qeexid
"ld solid."
"ld solid."
Wadaag:
Hilib iyadoo aan weel iyo biyo la isticmaalin dab ku bislayn.
Biyo ku harraad-belid. ld sal
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
Jeexdin lagu sameeyo meel jirka nafleyda ka mid ah si loo daweeyo.
ld qalid.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Astaanta ay leedahay mareeg danab, ee u suurtogelisa isbeddelka qulqulka danabka maraaya mareegta in uu ku saaqo x.d.w. mareegta, waxana bada-naaba loo yaqaanaa laftii-saaqniin.
m.l
Wadaag: