Qeexid
"soo dhac m.l (kiim.) Saxarro kaahfaleed oo ka soo dhaca atmoosfeerka marka uu qarax bu'eed dhaco."
"soo dhac m.l (kiim.) Saxarro kaahfaleed oo ka soo dhaca atmoosfeerka marka uu qarax bu'eed dhaco."
Wadaag:
Qurub tilmaamaya in falku uu u jeedo dhinaca hadlaha ama yeelaha.
Qurub tilmaamaya in falku uu keenayo sii aadid iyo soo noqosho.
qr.fk
Wadaag:
Tiiraarka islaamka kooda afaraad oo muslinka faraya in bisha ramadaan soddonkeeda wax la cuno iyo wax la cabbo laga fogaado maalintii.
Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda sagaalaad ee u dhexeysa soondheere iyo soonfur, lana soomo; soonqaad.
Qadoodi.
m.l
Wadaag:
S. ah: xarig aan tidac ahayn oo laba dhudood ka samaysan.
m.l
Wadaag:
Biyo cusbo leh ama budo dharka, alaabta iwm lagu dhaqo. ld soodhe.
m.l
Wadaag:
Wax intooda fiican la bixid.
Kala s.: wax isku jira noocyadooda kala saarid.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Duleedka meel la deggan yahay oo loo kor-tago.
S. ah: qof dhuuban oo xoog leh.
S. ah: xarig xooggan.
m.l
Wadaag:
Wax intooda fiican xulasho.
Kala s.: wax isku jira noocyada ay u kala baxaan u kala saarasho.
Wax isku darsan inta qof leeyahay ka baxsasho.
f.g3
-cday, -catay
Wadaag: