Qeexid
"Wax intooda fiican la bixid."
Qeexid Xigta
Kala s.: wax isku jira noocyadooda kala saarid.
[-cay, -cday]
sooc2 ay
sooc2 day
f.g1"Wax intooda fiican la bixid."
Kala s.: wax isku jira noocyadooda kala saarid.
Wadaag:
Wax intooda fiican xulasho.
Kala s.: wax isku jira noocyada ay u kala baxaan u kala saarasho.
Wax isku darsan inta qof leeyahay ka baxsasho.
f.g3
-cday, -catay
Wadaag:
soo dhac m.l (kiim.) Saxarro kaahfaleed oo ka soo dhaca atmoosfeerka marka uu qarax bu'eed dhaco.
Wadaag:
Wax la kala soocay ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
Qurub tilmaamaya in falku uu u jeedo dhinaca hadlaha ama yeelaha.
Qurub tilmaamaya in falku uu keenayo sii aadid iyo soo noqosho.
qr.fk
Wadaag:
(taar.) Soo celintu waxay ahayd dhacdo dhacay 1660, markii Jaarleskii 2aad uu noqday boqorkii Ingiriiska, ka dib waqtigii uu noqday boqor iyo boqoradda la'aan.
m.dh
Wadaag:
Wax badan oo isku jira intooda fiican oo gaar loo saaro.
m.dh
Wadaag:
Wax siman kor u soo kuusmid.
Abuur dhul kasoo bixid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Biyo cusbo leh ama budo dharka, alaabta iwm lagu dhaqo. ld soodhe.
m.l
Wadaag: