Qeexid
(-cmay, -cantay; -cmi) Wax la kala soocay noqosho.
(-cmay, -cantay; -cmi) Wax la kala soocay noqosho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: Wax la kala soocay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax badan oo isku jira intooda fiican oo gaar loo saaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld soocasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: S. ah: wax xul ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Wax intooda fiican la bixid.
Qeexid Xigta: Kala s.: wax isku jira noocyadooda kala saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sooco. ld soocad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld sooc-naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -cday, -catay
Qeexid: Wax intooda fiican xulasho.
Qeexid Xigta: Kala s.: wax isku jira noocyada ay u kala baxaan u kala saarasho.
Qeexid Kale: Wax isku darsan inta qof leeyahay ka baxsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax si isla eg loo qaybiyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sooc.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Cid meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof dhuuban oo xoog leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -hnaa, -hnayd
Qeexid: Waax la soohay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-cmay, -cantay; -cmi) Wax isku jaad ahaa oo la kalasaarey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: Wax la kalasaaray ama la kala gooyay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: soo dhac m.l (kiim.) Saxarro kaahfaleed oo ka soo dhaca atmoosfeerka marka uu qarax bu'eed dhaco.
qr.fk
Qeexid: Qurub tilmaamaya in falku uu u jeedo dhinaca hadlaha ama yeelaha.
Qeexid Xigta: Qurub tilmaamaya in falku uu keenayo sii aadid iyo soo noqosho.
qr (qurub) - qurub (particle) [Qeyb: naxwe]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
fk.we
Qeexid: ld sow.
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg soocan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Nafley qaylin.
Qeexid Xigta: Nafley daalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld suugaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]