Qeexid
"ld foofsasho."
"ld foofsasho."
Wadaag:
(-yayaal, m.l) Xarig yar, jilicsan oo awrta rarayda lugaha lagaga xiro.
m.l
Wadaag:
soo dhac m.l (kiim.) Saxarro kaahfaleed oo ka soo dhaca atmoosfeerka marka uu qarax bu'eed dhaco.
Wadaag:
S. leh: qof had iyo jeer caato ah oo aan cuntadu hilib ku kordhin.
m.l
Wadaag:
Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda sagaalaad oo u dhexeysa soondheere iyo soonfur lana soomo.
m.l
Wadaag: