Qeexid
"(daaw.) Badashada cabbirka sooh ama xubin oo ay keentay ballaara-shada unugyada, oo aanan ka iman bada-shada unugyada sida burada iwm. Muru-qyadu way weynaadaan haddii shaqo ba-dan lagu qabto."
"(daaw.) Badashada cabbirka sooh ama xubin oo ay keentay ballaara-shada unugyada, oo aanan ka iman bada-shada unugyada sida burada iwm. Muru-qyadu way weynaadaan haddii shaqo ba-dan lagu qabto."
Wadaag:
(daaw.) Sooh mayrax leh oo baruuri ku dheehantahay - (packled).
m.l
Wadaag:
Buurashada meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurato.
m.l
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Barar u yeelid (meel jirka ka mid ah).
Caano dhay ah, kuwa fadhi ah ku darid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah, wax bararay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Cudur dadka ku dhaca oo wejiga iyo oogadu la barbararto oo dab lagu daaweeyo.
m.l
Wadaag:
Cudur ku dhaca meel jirka ka mid ah oo barariya oo aan af lahayn.
m.dh
Wadaag:
Wax barar leh ahaansho (meel jirka ka mid ah).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cudur cuncun leh, oogada dadka ku dhaca oo caddeeya. ld barras.
m.l
Wadaag:
Biyo, qabow awgiis adke isku beddeley.
B. ah: wax aad u qabow.
m.l
Wadaag:
Duub ulo jilicsan ah oo dhigaha aqal-Soomaaliga lagu xoojiyo.
m.l
Wadaag:
S. ah: xarig aan tidac ahayn oo laba dhudood ka samaysan.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Baabi'idda ku dhacda xubin ama sooh si caadi ah u koray oo ay sababna u tahay unugyada oo ka dhammaada waxayna iman kareysa xaalad nafaqo darro, isticmaal la'aan ama gabow.
m.l
Wadaag: