Qeexid
"(daaw.) Sooh mayrax leh oo baruuri ku dheehantahay - (packled)."
"(daaw.) Sooh mayrax leh oo baruuri ku dheehantahay - (packled)."
Wadaag:
(daaw.) Badashada cabbirka sooh ama xubin oo ay keentay ballaara-shada unugyada, oo aanan ka iman bada-shada unugyada sida burada iwm. Muru-qyadu way weynaadaan haddii shaqo ba-dan lagu qabto.
m.l
Wadaag:
S. ah: xarig aan tidac ahayn oo laba dhudood ka samaysan.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Baabi'idda ku dhacda xubin ama sooh si caadi ah u koray oo ay sababna u tahay unugyada oo ka dhammaada waxayna iman kareysa xaalad nafaqo darro, isticmaal la'aan ama gabow.
m.l
Wadaag:
(xis.) Xaddeyn ama xannibaad lagu sammeeyo dambeedka fansaar. Soohdin sare waa tirada U, taas oo f(x)_<U dhammaan x-yada ku jira horaadka, soohdinta hoose waa tirada l, taas oo f(x)_>l dhammaan x-yada kujira horaadka. Tusaale ahaan, haddii f(x)=sinx markaa +1 waa soohdin sare iyo -1 waa soohdin hoose.
m.dh
Wadaag:
Dhul soohdin u samaysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-dimo ..., m.l) (c.cimi.) Xariiqda xadka ee dhulka oogadiisa oo u dhaxaysa cuf horumaraya oo hawo diiran ah iyo hawada qabow ee ay ka kacayso.
m.dh
Wadaag: