Qeexid
"(daaw.) Baabi'idda ku dhacda xubin ama sooh si caadi ah u koray oo ay sababna u tahay unugyada oo ka dhammaada waxayna iman kareysa xaalad nafaqo darro, isticmaal la'aan ama gabow."
"(daaw.) Baabi'idda ku dhacda xubin ama sooh si caadi ah u koray oo ay sababna u tahay unugyada oo ka dhammaada waxayna iman kareysa xaalad nafaqo darro, isticmaal la'aan ama gabow."
Wadaag:
Wax aan caano lahayn ahaansho.
Wax aan biyo lahayn ahaansho.
Wax weelkay ku jireen laga saaray ahaansho (cunno).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax aan caano lahayn ahaansho.
Wax aan biyo lahayn ahaansho.
Wax weelkay ku jireen laga saaray ahaansho (cunno).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Neef irmaan canihii ka dhamaasho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax si isla eg loo qaybiyey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Qof adeegsiga gacanta bidix ku badsada ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Geedka diirta marka uu laba dhegood dhaafo oo laanna uusan weli yeelan. ld gureeyo.
m.l
Wadaag:
S. ah: xarig aan tidac ahayn oo laba dhudood ka samaysan.
m.l
Wadaag:
Wax meel laga lulay ahaansho.
Isa s.: laba shay wax siddooyinkooda lays dhexgeliyey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-dimo ..., m.l) (c.cimi.) Xariiqda xadka ee dhulka oogadiisa oo u dhaxaysa cuf horumaraya oo hawo diiran ah iyo hawada qabow ee ay ka kacayso.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Badashada cabbirka sooh ama xubin oo ay keentay ballaara-shada unugyada, oo aanan ka iman bada-shada unugyada sida burada iwm. Muru-qyadu way weynaadaan haddii shaqo ba-dan lagu qabto.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Sooh mayrax leh oo baruuri ku dheehantahay - (packled).
m.l
Wadaag: