Qeexid

"(-imo/-ino, m.l) Seere, xad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soohdin oo kali ah:
  • Duqa Degmada Garoowe Cabdicasiis, ayaa waxa uu sheegey in Iskuulka loo sameyn doono Soohdin u gaar ah si aan loogu soo dhawaan oo aysan dadku u dhisan.
  • Mandaqaddan la cidleeyay oo xigta dhinaca soohdinta uu dalka Kuweyt la leeyahay Ciraaq, waxa haatan ka socda carbis miletari oo ay ka qaybgelayaan ciidamada Maraykanka iyo kuwa Kuweyt.