Qeexid

"eeg sooh2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soohid oo kali ah:
  • Xukunkan ayaa waxa uu macnihiisu yahay in kiiska soohidna badda ee ay maxkamadda geysay Soomaaliya kana dhanka ah Kenya uu sii socon karo, taasi oo ah hanaan sanado badan qaadan kara.
  • Tirada dadka ka cararaya deegaanadooda abaaraha jira darteed ayaa waxa ay u badanyihiin beeraley iyo xoolaley iyagoo raadinaya kaalmooyin, waxayna qaarkood ka tallaabeen soohidimaha ay Soomaaliya la wadaagto dalalka Kenya iyo Itoobiya.