Qeexid

"Habeenka oo aan la seexan."

Qeexid Kale

(-dyo, m.dh) Aqallada iwm dhankooda suuqyada u jeeda. 4. Oogada dadka, dhanka wejiga iyo laabtu ku yaaliin.

Qeexid Xigta

Habeen dhan oo allabari lagu soo jeedo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine